{"id":1194,"date":"2022-10-15T18:17:09","date_gmt":"2022-10-15T18:17:09","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=1194"},"modified":"2023-03-14T11:09:51","modified_gmt":"2023-03-14T11:09:51","slug":"keen-wey-kaa-dhamaatee","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/keen-wey-kaa-dhamaatee\/","title":{"rendered":"Keen Wey Kaa Dhamaatee !"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"has-medium-font-size\">Nin ayaa waxaa isugu biiray wax la&#8217;aan iyo dhibaatooyin, kadib wuxuu go&#8217;aansaday inuu is-dillo, wuxuu fuulay buur dheer dusheeda, markaasuu iska soo tuuray, intaanu dhulka ku dhicin ayaa qof dhulka taagnaa gacmaha u dhigay oo qabtay, qofkii ayaa ku yidhi &#8220;wa<em>ar maxaa ku helay oo buurta kaa soo tuuray<\/em>&#8220;, kadib wuxuu ugu jawaabay &#8220;<em>nolosha ayaan nacay markaa inaan nafta iska-jaro ayaan doonayay<\/em>&#8220;, ninkii ayaa ku yidhi &#8220;<em>waar anigu waxaan ahay MALAKUL MAWT oo ka nafta dadka kasoo qabtaaba waa aniga, markaa adigu maanta liiska dadka la ii soo diray kuma jirtide, waxaad samaysaa magaaladan aad ka cabanaysid iskagatag, waxaad noqotaa dhakhtar dadka daweeya, markaad qofka daweynayso hadii aad i aragto anoo madaxa qofka fadhiya, iskagatag qofkaasi dawo ma laha oo nafta ayaan ka qaadayaa, hadii aan cagaha ka soo fadhiistana dawee qofkaasi wali wakhti ayaa u hadhaye<\/em>&#8220;, kadib ninkii oo dhakhtar noqday oo nimco Illaahay ku jira, ayaa maalin maalmaha ka mid ah MALAGII madaxiisa soo fadhiistay, markaasuu naxay oo labada cagood xagiisa u jeediyay, kadib MALAGII ayaa ku yidhi &#8220;<em>waar maanta maaha maalintii cagaha la isku soo jeedinayee way kaa dhamaatee iska soo dhiib nafta<\/em>&#8220;.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nin ayaa waxaa isugu biiray wax la&#8217;aan iyo dhibaatooyin, kadib wuxuu go&#8217;aansaday inuu is-dillo, wuxuu fuulay buur dheer dusheeda, markaasuu iska soo tuuray, intaanu dhulka ku dhicin ayaa qof dhulka taagnaa gacmaha u dhigay oo qabtay, qofkii ayaa ku yidhi &#8220;waar maxaa ku helay oo buurta kaa soo tuuray&#8220;, kadib wuxuu ugu jawaabay &#8220;nolosha ayaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1195,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,56],"tags":[],"class_list":["post-1194","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-qormo","category-sheeko"],"magazineBlocksPostFeaturedMedia":{"thumbnail":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/topofmauntain-150x150.jpg","medium":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/topofmauntain-300x200.jpg","medium_large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/topofmauntain.jpg","large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/topofmauntain.jpg","1536x1536":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/topofmauntain.jpg","2048x2048":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/topofmauntain.jpg"},"magazineBlocksPostAuthor":{"name":"Qoraha Qormooyinka","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g"},"magazineBlocksPostCommentsNumber":false,"magazineBlocksPostExcerpt":"Nin ayaa waxaa isugu biiray wax la&#8217;aan iyo dhibaatooyin, kadib wuxuu go&#8217;aansaday inuu is-dillo, wuxuu fuulay buur dheer dusheeda, markaasuu iska soo tuuray, intaanu dhulka ku dhicin ayaa qof dhulka taagnaa gacmaha u dhigay oo qabtay, qofkii ayaa ku yidhi &#8220;waar maxaa ku helay oo buurta kaa soo tuuray&#8220;, kadib wuxuu ugu jawaabay &#8220;nolosha ayaan [&hellip;]","magazineBlocksPostCategories":["Qormo","Sheeko"],"magazineBlocksPostViewCount":9,"magazineBlocksPostReadTime":1,"magazine_blocks_featured_image_url":{"full":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/topofmauntain.jpg",306,204,false],"medium":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/topofmauntain-300x200.jpg",300,200,true],"thumbnail":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/topofmauntain-150x150.jpg",150,150,true]},"magazine_blocks_author":{"display_name":"Qoraha Qormooyinka","author_link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"},"magazine_blocks_comment":0,"magazine_blocks_author_image":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g","magazine_blocks_category":"<a href=\"#\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a> <a href=\"#\" class=\"category-link category-link-56\">Sheeko<\/a>","yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Keen Wey Kaa Dhamaatee ! - SOMALILAND MAANTA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Keen Wey Kaa Dhamaatee ! - SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Nin ayaa waxaa isugu biiray wax la&#8217;aan iyo dhibaatooyin, kadib wuxuu go&#8217;aansaday inuu is-dillo, wuxuu fuulay buur dheer dusheeda, markaasuu iska soo tuuray, intaanu dhulka ku dhicin ayaa qof dhulka taagnaa gacmaha u dhigay oo qabtay, qofkii ayaa ku yidhi &#8220;waar maxaa ku helay oo buurta kaa soo tuuray&#8220;, kadib wuxuu ugu jawaabay &#8220;nolosha ayaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/keen-wey-kaa-dhamaatee\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-10-15T18:17:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-03-14T11:09:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/topofmauntain.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"306\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"204\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/keen-wey-kaa-dhamaatee\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/keen-wey-kaa-dhamaatee\/\"},\"author\":{\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\"},\"headline\":\"Keen Wey Kaa Dhamaatee !\",\"datePublished\":\"2022-10-15T18:17:09+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-14T11:09:51+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/keen-wey-kaa-dhamaatee\/\"},\"wordCount\":192,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/keen-wey-kaa-dhamaatee\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/topofmauntain.jpg\",\"articleSection\":[\"Qormo\",\"Sheeko\"],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/keen-wey-kaa-dhamaatee\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/keen-wey-kaa-dhamaatee\/\",\"name\":\"Keen Wey Kaa Dhamaatee ! - SOMALILAND MAANTA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/keen-wey-kaa-dhamaatee\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/keen-wey-kaa-dhamaatee\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/topofmauntain.jpg\",\"datePublished\":\"2022-10-15T18:17:09+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-14T11:09:51+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/keen-wey-kaa-dhamaatee\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/keen-wey-kaa-dhamaatee\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/keen-wey-kaa-dhamaatee\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/topofmauntain.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/topofmauntain.jpg\",\"width\":306,\"height\":204,\"caption\":\"Depressed businessman on the top of the mountain\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/keen-wey-kaa-dhamaatee\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Keen Wey Kaa Dhamaatee !\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"description\":\"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"width\":500,\"height\":500,\"caption\":\"SOMALILAND MAANTA\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\",\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"sameAs\":[\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\"],\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Keen Wey Kaa Dhamaatee ! - SOMALILAND MAANTA","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Keen Wey Kaa Dhamaatee ! - SOMALILAND MAANTA","og_description":"Nin ayaa waxaa isugu biiray wax la&#8217;aan iyo dhibaatooyin, kadib wuxuu go&#8217;aansaday inuu is-dillo, wuxuu fuulay buur dheer dusheeda, markaasuu iska soo tuuray, intaanu dhulka ku dhicin ayaa qof dhulka taagnaa gacmaha u dhigay oo qabtay, qofkii ayaa ku yidhi &#8220;waar maxaa ku helay oo buurta kaa soo tuuray&#8220;, kadib wuxuu ugu jawaabay &#8220;nolosha ayaan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/keen-wey-kaa-dhamaatee\/","og_site_name":"SOMALILAND MAANTA","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed","article_published_time":"2022-10-15T18:17:09+00:00","article_modified_time":"2023-03-14T11:09:51+00:00","og_image":[{"width":306,"height":204,"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/topofmauntain.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Qoraha Qormooyinka","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Qoraha Qormooyinka","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/keen-wey-kaa-dhamaatee\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/keen-wey-kaa-dhamaatee\/"},"author":{"name":"Qoraha Qormooyinka","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb"},"headline":"Keen Wey Kaa Dhamaatee !","datePublished":"2022-10-15T18:17:09+00:00","dateModified":"2023-03-14T11:09:51+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/keen-wey-kaa-dhamaatee\/"},"wordCount":192,"publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/keen-wey-kaa-dhamaatee\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/topofmauntain.jpg","articleSection":["Qormo","Sheeko"],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/keen-wey-kaa-dhamaatee\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/keen-wey-kaa-dhamaatee\/","name":"Keen Wey Kaa Dhamaatee ! - SOMALILAND MAANTA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/keen-wey-kaa-dhamaatee\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/keen-wey-kaa-dhamaatee\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/topofmauntain.jpg","datePublished":"2022-10-15T18:17:09+00:00","dateModified":"2023-03-14T11:09:51+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/keen-wey-kaa-dhamaatee\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/keen-wey-kaa-dhamaatee\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/keen-wey-kaa-dhamaatee\/#primaryimage","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/topofmauntain.jpg","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/topofmauntain.jpg","width":306,"height":204,"caption":"Depressed businessman on the top of the mountain"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/keen-wey-kaa-dhamaatee\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Keen Wey Kaa Dhamaatee !"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","name":"SOMALILAND MAANTA","description":"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh","publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization","name":"SOMALILAND MAANTA","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","width":500,"height":500,"caption":"SOMALILAND MAANTA"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb","name":"Qoraha Qormooyinka","sameAs":["https:\/\/soomaal.net\/qormo"],"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"}]}},"views":38,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1194","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1194"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1194\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1196,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1194\/revisions\/1196"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1195"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1194"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1194"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1194"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}