{"id":1189,"date":"2022-10-15T17:57:35","date_gmt":"2022-10-15T17:57:35","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=1189"},"modified":"2025-02-17T19:53:20","modified_gmt":"2025-02-17T19:53:20","slug":"qardhaastii-hadalka-yaabka-lihi-ku-qornaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/qardhaastii-hadalka-yaabka-lihi-ku-qornaa\/","title":{"rendered":"Qardhaastii Hadalka Yaabka Lihi ku Qornaa !"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"has-medium-font-size\">Waxay isku dhaceen oo khilaaf xoogani soo kala dhex galay nin tuulada u ahaa sheekhii wax dabiibayay, kadib ninkii wuu xanuunsaday, inuu sheekhii ay isku dhaceen u tagaana way ku adkaatay, dadkii tuulada ay wada deganaayeen ayaa kula taliyay inuu sheekha soo raaligaliyo oo u tago, maxaa yeelay; ninkii marba marka ka dambeysa xanuunku wuu ku sii badanayay, maalintii dambe ayuu go\u2019aan ku gaadhay inuu sheekhii ay isku dhaceen u tago, kadib sheekhii markuu arkay ninkii ay coloobeen, oo ugu yimid inuu dabiibo, wuu u qaadan waayay, sheekhii intuu qardhaas u sameeyay ayuu ku yidhi \u201c<em>Xidho Qardhaastaasi waad bogsanne\u2026<\/em>\u201d, ninkii markii uu qardhaastii xidhay, xannuunkii hayay ee uu la itaalka darnaa wuu ka ba\u2019ay, in muddo ah ayuu ninkii qardhaastii xidhnaa, berri dambe ayay qardhaastii ka duugowday, oo waxa ka debcay xadhigii ku marnaa, kadib wuxuu go\u2019aansaday inuu bal arko qardhaasta waxa ku jiray, markii uu furfuray wuxuu ugu tagay warqad, warqada waxa ku qoran \u201c<em>Aabahaa iyo Inantiinaba\u2026 Ma iga maarmi weyday<\/em>\u201d, ninkii wuu u qaadan waayay, waxaanu isweydiiyay \u201c<em>Waar malaha caydani kumaad bogsan\u2026<\/em>\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxay isku dhaceen oo khilaaf xoogani soo kala dhex galay nin tuulada u ahaa sheekhii wax dabiibayay, kadib ninkii wuu xanuunsaday, inuu sheekhii ay isku dhaceen u tagaana way ku adkaatay, dadkii tuulada ay wada deganaayeen ayaa kula taliyay inuu sheekha soo raaligaliyo oo u tago, maxaa yeelay; ninkii marba marka ka dambeysa xanuunku wuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1190,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[58,1,56],"tags":[],"class_list":["post-1189","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-qiso","category-qormo","category-sheeko"],"magazineBlocksPostFeaturedMedia":{"thumbnail":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/qardhaas-150x150.png","medium":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/qardhaas.png","medium_large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/qardhaas.png","large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/qardhaas.png","1536x1536":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/qardhaas.png","2048x2048":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/qardhaas.png"},"magazineBlocksPostAuthor":{"name":"Qoraha Qormooyinka","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g"},"magazineBlocksPostCommentsNumber":false,"magazineBlocksPostExcerpt":"Waxay isku dhaceen oo khilaaf xoogani soo kala dhex galay nin tuulada u ahaa sheekhii wax dabiibayay, kadib ninkii wuu xanuunsaday, inuu sheekhii ay isku dhaceen u tagaana way ku adkaatay, dadkii tuulada ay wada deganaayeen ayaa kula taliyay inuu sheekha soo raaligaliyo oo u tago, maxaa yeelay; ninkii marba marka ka dambeysa xanuunku wuu [&hellip;]","magazineBlocksPostCategories":["Qiso","Qormo","Sheeko"],"magazineBlocksPostViewCount":10,"magazineBlocksPostReadTime":1,"magazine_blocks_featured_image_url":{"full":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/qardhaas.png",225,202,false],"medium":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/qardhaas.png",225,202,false],"thumbnail":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/qardhaas-150x150.png",150,150,true]},"magazine_blocks_author":{"display_name":"Qoraha Qormooyinka","author_link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"},"magazine_blocks_comment":0,"magazine_blocks_author_image":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g","magazine_blocks_category":"<a href=\"#\" class=\"category-link category-link-58\">Qiso<\/a> <a href=\"#\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a> <a href=\"#\" class=\"category-link category-link-56\">Sheeko<\/a>","yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qardhaastii Hadalka Yaabka Lihi ku Qornaa ! - SOMALILAND MAANTA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qardhaastii Hadalka Yaabka Lihi ku Qornaa ! - SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxay isku dhaceen oo khilaaf xoogani soo kala dhex galay nin tuulada u ahaa sheekhii wax dabiibayay, kadib ninkii wuu xanuunsaday, inuu sheekhii ay isku dhaceen u tagaana way ku adkaatay, dadkii tuulada ay wada deganaayeen ayaa kula taliyay inuu sheekha soo raaligaliyo oo u tago, maxaa yeelay; ninkii marba marka ka dambeysa xanuunku wuu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/qardhaastii-hadalka-yaabka-lihi-ku-qornaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-10-15T17:57:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-02-17T19:53:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/qardhaas.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"225\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"202\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/qardhaastii-hadalka-yaabka-lihi-ku-qornaa\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/qardhaastii-hadalka-yaabka-lihi-ku-qornaa\/\"},\"author\":{\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\"},\"headline\":\"Qardhaastii Hadalka Yaabka Lihi ku Qornaa !\",\"datePublished\":\"2022-10-15T17:57:35+00:00\",\"dateModified\":\"2025-02-17T19:53:20+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/qardhaastii-hadalka-yaabka-lihi-ku-qornaa\/\"},\"wordCount\":183,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/qardhaastii-hadalka-yaabka-lihi-ku-qornaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/qardhaas.png\",\"articleSection\":[\"Qiso\",\"Qormo\",\"Sheeko\"],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/qardhaastii-hadalka-yaabka-lihi-ku-qornaa\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/qardhaastii-hadalka-yaabka-lihi-ku-qornaa\/\",\"name\":\"Qardhaastii Hadalka Yaabka Lihi ku Qornaa ! - SOMALILAND MAANTA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/qardhaastii-hadalka-yaabka-lihi-ku-qornaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/qardhaastii-hadalka-yaabka-lihi-ku-qornaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/qardhaas.png\",\"datePublished\":\"2022-10-15T17:57:35+00:00\",\"dateModified\":\"2025-02-17T19:53:20+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/qardhaastii-hadalka-yaabka-lihi-ku-qornaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/qardhaastii-hadalka-yaabka-lihi-ku-qornaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/qardhaastii-hadalka-yaabka-lihi-ku-qornaa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/qardhaas.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/qardhaas.png\",\"width\":225,\"height\":202},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/qardhaastii-hadalka-yaabka-lihi-ku-qornaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qardhaastii Hadalka Yaabka Lihi ku Qornaa !\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"description\":\"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"width\":500,\"height\":500,\"caption\":\"SOMALILAND MAANTA\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\",\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"sameAs\":[\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\"],\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qardhaastii Hadalka Yaabka Lihi ku Qornaa ! - SOMALILAND MAANTA","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qardhaastii Hadalka Yaabka Lihi ku Qornaa ! - SOMALILAND MAANTA","og_description":"Waxay isku dhaceen oo khilaaf xoogani soo kala dhex galay nin tuulada u ahaa sheekhii wax dabiibayay, kadib ninkii wuu xanuunsaday, inuu sheekhii ay isku dhaceen u tagaana way ku adkaatay, dadkii tuulada ay wada deganaayeen ayaa kula taliyay inuu sheekha soo raaligaliyo oo u tago, maxaa yeelay; ninkii marba marka ka dambeysa xanuunku wuu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/qardhaastii-hadalka-yaabka-lihi-ku-qornaa\/","og_site_name":"SOMALILAND MAANTA","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed","article_published_time":"2022-10-15T17:57:35+00:00","article_modified_time":"2025-02-17T19:53:20+00:00","og_image":[{"width":225,"height":202,"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/qardhaas.png","type":"image\/png"}],"author":"Qoraha Qormooyinka","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Qoraha Qormooyinka","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/qardhaastii-hadalka-yaabka-lihi-ku-qornaa\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/qardhaastii-hadalka-yaabka-lihi-ku-qornaa\/"},"author":{"name":"Qoraha Qormooyinka","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb"},"headline":"Qardhaastii Hadalka Yaabka Lihi ku Qornaa !","datePublished":"2022-10-15T17:57:35+00:00","dateModified":"2025-02-17T19:53:20+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/qardhaastii-hadalka-yaabka-lihi-ku-qornaa\/"},"wordCount":183,"publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/qardhaastii-hadalka-yaabka-lihi-ku-qornaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/qardhaas.png","articleSection":["Qiso","Qormo","Sheeko"],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/qardhaastii-hadalka-yaabka-lihi-ku-qornaa\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/qardhaastii-hadalka-yaabka-lihi-ku-qornaa\/","name":"Qardhaastii Hadalka Yaabka Lihi ku Qornaa ! - SOMALILAND MAANTA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/qardhaastii-hadalka-yaabka-lihi-ku-qornaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/qardhaastii-hadalka-yaabka-lihi-ku-qornaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/qardhaas.png","datePublished":"2022-10-15T17:57:35+00:00","dateModified":"2025-02-17T19:53:20+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/qardhaastii-hadalka-yaabka-lihi-ku-qornaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/qardhaastii-hadalka-yaabka-lihi-ku-qornaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/qardhaastii-hadalka-yaabka-lihi-ku-qornaa\/#primaryimage","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/qardhaas.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/qardhaas.png","width":225,"height":202},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/qardhaastii-hadalka-yaabka-lihi-ku-qornaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qardhaastii Hadalka Yaabka Lihi ku Qornaa !"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","name":"SOMALILAND MAANTA","description":"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh","publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization","name":"SOMALILAND MAANTA","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","width":500,"height":500,"caption":"SOMALILAND MAANTA"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb","name":"Qoraha Qormooyinka","sameAs":["https:\/\/soomaal.net\/qormo"],"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"}]}},"views":44,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1189","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1189"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1189\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1191,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1189\/revisions\/1191"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1190"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1189"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1189"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1189"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}