{"id":1184,"date":"2022-10-15T17:46:35","date_gmt":"2022-10-15T17:46:35","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=1184"},"modified":"2023-03-14T11:10:03","modified_gmt":"2023-03-14T11:10:03","slug":"waanu-heshiinoo-inagu-soo-noqon-maayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waanu-heshiinoo-inagu-soo-noqon-maayo\/","title":{"rendered":"Waanu Heshiinoo Inagu Soo Noqon Maayo !"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"has-medium-font-size\">Odey iyo islaan meel miyi ah degan ayaa waxay u tashadeen waraabe in muddo ah xoolaha ka cuni jiray, waxay ku heshiiyeen inay dabin u dhigaan, kadibna intay qodeen god ayay dusha ka saareen ood, waraabihii oo ordaya ayaa godkii ku dhacay, odeygii ayaa soo cararay oo is-yidhi intaanu kasoo bixin wax adag dusha ka saar hogga, markii uu odeygii hoggii isa soo dul taagay ayuu ku siibtay, in cabaar ah markii waraabihii iyo odeygii hoggii ku dhex rafanayeen, ayaa uu waraabihii dibada uga soo booday, markaasay islaantii aragtay waraabihii oo sii ordaya, intay qayliday ayay tidhi: \u201c<em>waar sowka baxsaday qabo waraabaha<\/em>\u201d, kadibna odeygii oo aanay nafi ku jirin ayaa yidhi \u201c<em>Naa\u2026 iska daa\u2026 waanu heshiinoo dib inoogu soo noqon maayee\u2026<\/em>\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Odey iyo islaan meel miyi ah degan ayaa waxay u tashadeen waraabe in muddo ah xoolaha ka cuni jiray, waxay ku heshiiyeen inay dabin u dhigaan, kadibna intay qodeen god ayay dusha ka saareen ood, waraabihii oo ordaya ayaa godkii ku dhacay, odeygii ayaa soo cararay oo is-yidhi intaanu kasoo bixin wax adag dusha ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1187,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,56],"tags":[],"class_list":["post-1184","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-qormo","category-sheeko"],"magazineBlocksPostFeaturedMedia":{"thumbnail":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Pit-Trap-150x150.jpeg","medium":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Pit-Trap-300x225.jpeg","medium_large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Pit-Trap.jpeg","large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Pit-Trap.jpeg","1536x1536":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Pit-Trap.jpeg","2048x2048":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Pit-Trap.jpeg"},"magazineBlocksPostAuthor":{"name":"Qoraha Qormooyinka","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g"},"magazineBlocksPostCommentsNumber":false,"magazineBlocksPostExcerpt":"Odey iyo islaan meel miyi ah degan ayaa waxay u tashadeen waraabe in muddo ah xoolaha ka cuni jiray, waxay ku heshiiyeen inay dabin u dhigaan, kadibna intay qodeen god ayay dusha ka saareen ood, waraabihii oo ordaya ayaa godkii ku dhacay, odeygii ayaa soo cararay oo is-yidhi intaanu kasoo bixin wax adag dusha ka [&hellip;]","magazineBlocksPostCategories":["Qormo","Sheeko"],"magazineBlocksPostViewCount":10,"magazineBlocksPostReadTime":1,"magazine_blocks_featured_image_url":{"full":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Pit-Trap.jpeg",400,300,false],"medium":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Pit-Trap-300x225.jpeg",300,225,true],"thumbnail":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Pit-Trap-150x150.jpeg",150,150,true]},"magazine_blocks_author":{"display_name":"Qoraha Qormooyinka","author_link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"},"magazine_blocks_comment":0,"magazine_blocks_author_image":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g","magazine_blocks_category":"<a href=\"#\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a> <a href=\"#\" class=\"category-link category-link-56\">Sheeko<\/a>","yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Waanu Heshiinoo Inagu Soo Noqon Maayo ! - SOMALILAND MAANTA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Waanu Heshiinoo Inagu Soo Noqon Maayo ! - SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Odey iyo islaan meel miyi ah degan ayaa waxay u tashadeen waraabe in muddo ah xoolaha ka cuni jiray, waxay ku heshiiyeen inay dabin u dhigaan, kadibna intay qodeen god ayay dusha ka saareen ood, waraabihii oo ordaya ayaa godkii ku dhacay, odeygii ayaa soo cararay oo is-yidhi intaanu kasoo bixin wax adag dusha ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waanu-heshiinoo-inagu-soo-noqon-maayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-10-15T17:46:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-03-14T11:10:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Pit-Trap.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"300\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waanu-heshiinoo-inagu-soo-noqon-maayo\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waanu-heshiinoo-inagu-soo-noqon-maayo\/\"},\"author\":{\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\"},\"headline\":\"Waanu Heshiinoo Inagu Soo Noqon Maayo !\",\"datePublished\":\"2022-10-15T17:46:35+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-14T11:10:03+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waanu-heshiinoo-inagu-soo-noqon-maayo\/\"},\"wordCount\":127,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waanu-heshiinoo-inagu-soo-noqon-maayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Pit-Trap.jpeg\",\"articleSection\":[\"Qormo\",\"Sheeko\"],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waanu-heshiinoo-inagu-soo-noqon-maayo\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waanu-heshiinoo-inagu-soo-noqon-maayo\/\",\"name\":\"Waanu Heshiinoo Inagu Soo Noqon Maayo ! - SOMALILAND MAANTA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waanu-heshiinoo-inagu-soo-noqon-maayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waanu-heshiinoo-inagu-soo-noqon-maayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Pit-Trap.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-10-15T17:46:35+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-14T11:10:03+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waanu-heshiinoo-inagu-soo-noqon-maayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waanu-heshiinoo-inagu-soo-noqon-maayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waanu-heshiinoo-inagu-soo-noqon-maayo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Pit-Trap.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Pit-Trap.jpeg\",\"width\":400,\"height\":300},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waanu-heshiinoo-inagu-soo-noqon-maayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Waanu Heshiinoo Inagu Soo Noqon Maayo !\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"description\":\"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"width\":500,\"height\":500,\"caption\":\"SOMALILAND MAANTA\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\",\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"sameAs\":[\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\"],\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Waanu Heshiinoo Inagu Soo Noqon Maayo ! - SOMALILAND MAANTA","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Waanu Heshiinoo Inagu Soo Noqon Maayo ! - SOMALILAND MAANTA","og_description":"Odey iyo islaan meel miyi ah degan ayaa waxay u tashadeen waraabe in muddo ah xoolaha ka cuni jiray, waxay ku heshiiyeen inay dabin u dhigaan, kadibna intay qodeen god ayay dusha ka saareen ood, waraabihii oo ordaya ayaa godkii ku dhacay, odeygii ayaa soo cararay oo is-yidhi intaanu kasoo bixin wax adag dusha ka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waanu-heshiinoo-inagu-soo-noqon-maayo\/","og_site_name":"SOMALILAND MAANTA","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed","article_published_time":"2022-10-15T17:46:35+00:00","article_modified_time":"2023-03-14T11:10:03+00:00","og_image":[{"width":400,"height":300,"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Pit-Trap.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Qoraha Qormooyinka","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Qoraha Qormooyinka","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waanu-heshiinoo-inagu-soo-noqon-maayo\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waanu-heshiinoo-inagu-soo-noqon-maayo\/"},"author":{"name":"Qoraha Qormooyinka","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb"},"headline":"Waanu Heshiinoo Inagu Soo Noqon Maayo !","datePublished":"2022-10-15T17:46:35+00:00","dateModified":"2023-03-14T11:10:03+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waanu-heshiinoo-inagu-soo-noqon-maayo\/"},"wordCount":127,"publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waanu-heshiinoo-inagu-soo-noqon-maayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Pit-Trap.jpeg","articleSection":["Qormo","Sheeko"],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waanu-heshiinoo-inagu-soo-noqon-maayo\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waanu-heshiinoo-inagu-soo-noqon-maayo\/","name":"Waanu Heshiinoo Inagu Soo Noqon Maayo ! - SOMALILAND MAANTA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waanu-heshiinoo-inagu-soo-noqon-maayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waanu-heshiinoo-inagu-soo-noqon-maayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Pit-Trap.jpeg","datePublished":"2022-10-15T17:46:35+00:00","dateModified":"2023-03-14T11:10:03+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waanu-heshiinoo-inagu-soo-noqon-maayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waanu-heshiinoo-inagu-soo-noqon-maayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waanu-heshiinoo-inagu-soo-noqon-maayo\/#primaryimage","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Pit-Trap.jpeg","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Pit-Trap.jpeg","width":400,"height":300},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waanu-heshiinoo-inagu-soo-noqon-maayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Waanu Heshiinoo Inagu Soo Noqon Maayo !"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","name":"SOMALILAND MAANTA","description":"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh","publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization","name":"SOMALILAND MAANTA","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","width":500,"height":500,"caption":"SOMALILAND MAANTA"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb","name":"Qoraha Qormooyinka","sameAs":["https:\/\/soomaal.net\/qormo"],"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"}]}},"views":47,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1184","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1184"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1184\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1188,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1184\/revisions\/1188"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1187"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1184"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1184"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1184"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}