{"id":1161,"date":"2022-10-15T16:13:21","date_gmt":"2022-10-15T16:13:21","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=1161"},"modified":"2023-03-14T11:10:34","modified_gmt":"2023-03-14T11:10:34","slug":"waar-waa-kee-ka-ay-calooshu-socota-yaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waar-waa-kee-ka-ay-calooshu-socota-yaa\/","title":{"rendered":"Waar waa kee ka aan xajisan karaynin, yaa!"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"has-medium-font-size\">Waxa uu soo galay masaajidka qaybtii ay weysada iyo suuligu ku yaaleen, isaga oo kor u hadlaya ayaa waxa uu ku celcelinayaa &#8221; <em>Waar waa kee ka ay calooshu socota, yaa! walaal waa kee ninkan ay calooshu xanuunayso ee aan xajisan karaynin\u2026<\/em> &#8221; ,  marka uu sidan u hadlayo waxa la moodaa, qof loo soo sheegay in uu suuliga joogo qof sakaraad ah, oo ay calooshu socoto, hadana waa ka yidhi: &#8221; <em>Waar niyaw dadkeenu ma yaqaanaan\u2026 Bahashan Liin-Dhanaanta la yidhaahdaa caloosha waa u dawo\u2026 <\/em>&#8221; , kadibna dadkii suuliga sugayay ayaa kolba ka uu eegaa sii jeestaa, oo uu is-mashquuliyaa, si loo moodo qof aan suuliga isagu u socon, qaar mobilka ayay dhegta ku qabsadeen, mooyaan in ay cid la hadlayeen iyo in kale, qaarkood laba-laba ayay isugu jeesteen, oo sheeko iyo hadalo dhaadheer ayay isula baxeen, kuwii suuliga ku jiray ayaa dhakhso uga soo booday suuligii, iyaga oo aan si fiican u xidhanin surwaalkii oo dhinaca haysta, mid baa isaga oo weli ku guda-jira xidhashadii surwaalka inta uu soo baxay yidhi: &#8221; <em>Miyaan ku raagayba\u2026 markiiba sow kamaan soo bixin, waar dee masaajidka anuu kaadi uun baan ula imaadaa, wixii kaleba waa ceeb\u2026<\/em> &#8221; , waxa uu is-lahaa yaan lagu moodin kii la sheegayay, markii suuliyadii laga soo wada baxay, cid gashaba waataa la waayay, ileyn qof waliba wuu baqayaaye, kadib Abu-Jeerinkii ayaa inta uu suuliyadii kolba mid iska eegay, kii ugu nadiifsanaa galay, intii uu ku jiray suuliyadii kale cidi may gelin, ilaa uu ka soo baxayay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size\">Bal ka war; ninkani qof ay calooli xanuunayso oo loo soo sheegay muu jirine, waxa uu doonayay in uu ka hor galo dadkii badnaa ee sugayay suuliga, markii aan weydiiyay: &#8221; <em>Waar maxaad dadka uga nixisayna? <\/em>&#8221; wuxuu iigu jawaabay: &#8221; <em>Iyaga oo lacagtu jeebadaha uga buuxdo, oo geli karaya suuliyadan lacagta ah, ayay hadana kuyuu ugu jiraan suuliyadii masaajidka\u2026<\/em> &#8220;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bal ka war; ninkani qof ay calooli xanuunayso oo loo soo sheegay muu jirine, waxa uu doonayay in uu ka hor galo dadkii badnaa ee sugayay suuliga, markii aan weydiiyay: &#8221; Waar maxaad dadka uga nixisayna? &#8221; wuxuu iigu jawaabay: &#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1217,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,56],"tags":[],"class_list":["post-1161","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-qormo","category-sheeko"],"magazineBlocksPostFeaturedMedia":{"thumbnail":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/toilet-2-150x150.jpg","medium":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/toilet-2-300x227.jpg","medium_large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/toilet-2.jpg","large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/toilet-2.jpg","1536x1536":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/toilet-2.jpg","2048x2048":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/toilet-2.jpg"},"magazineBlocksPostAuthor":{"name":"Qoraha Qormooyinka","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g"},"magazineBlocksPostCommentsNumber":false,"magazineBlocksPostExcerpt":"Bal ka war; ninkani qof ay calooli xanuunayso oo loo soo sheegay muu jirine, waxa uu doonayay in uu ka hor galo dadkii badnaa ee sugayay suuliga, markii aan weydiiyay: \" Waar maxaad dadka uga nixisayna? \" wuxuu iigu jawaabay: ...","magazineBlocksPostCategories":["Qormo","Sheeko"],"magazineBlocksPostViewCount":8,"magazineBlocksPostReadTime":2,"magazine_blocks_featured_image_url":{"full":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/toilet-2.jpg",494,374,false],"medium":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/toilet-2-300x227.jpg",300,227,true],"thumbnail":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/toilet-2-150x150.jpg",150,150,true]},"magazine_blocks_author":{"display_name":"Qoraha Qormooyinka","author_link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"},"magazine_blocks_comment":0,"magazine_blocks_author_image":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g","magazine_blocks_category":"<a href=\"#\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a> <a href=\"#\" class=\"category-link category-link-56\">Sheeko<\/a>","yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Waar waa kee ka aan xajisan karaynin, yaa! - SOMALILAND MAANTA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Waar waa kee ka aan xajisan karaynin, yaa! - SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Bal ka war; ninkani qof ay calooli xanuunayso oo loo soo sheegay muu jirine, waxa uu doonayay in uu ka hor galo dadkii badnaa ee sugayay suuliga, markii aan weydiiyay: &quot; Waar maxaad dadka uga nixisayna? &quot; wuxuu iigu jawaabay: ...\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waar-waa-kee-ka-ay-calooshu-socota-yaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-10-15T16:13:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-03-14T11:10:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/toilet-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"494\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"374\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waar-waa-kee-ka-ay-calooshu-socota-yaa\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waar-waa-kee-ka-ay-calooshu-socota-yaa\/\"},\"author\":{\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\"},\"headline\":\"Waar waa kee ka aan xajisan karaynin, yaa!\",\"datePublished\":\"2022-10-15T16:13:21+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-14T11:10:34+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waar-waa-kee-ka-ay-calooshu-socota-yaa\/\"},\"wordCount\":306,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waar-waa-kee-ka-ay-calooshu-socota-yaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/toilet-2.jpg\",\"articleSection\":[\"Qormo\",\"Sheeko\"],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waar-waa-kee-ka-ay-calooshu-socota-yaa\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waar-waa-kee-ka-ay-calooshu-socota-yaa\/\",\"name\":\"Waar waa kee ka aan xajisan karaynin, yaa! - SOMALILAND MAANTA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waar-waa-kee-ka-ay-calooshu-socota-yaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waar-waa-kee-ka-ay-calooshu-socota-yaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/toilet-2.jpg\",\"datePublished\":\"2022-10-15T16:13:21+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-14T11:10:34+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waar-waa-kee-ka-ay-calooshu-socota-yaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waar-waa-kee-ka-ay-calooshu-socota-yaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waar-waa-kee-ka-ay-calooshu-socota-yaa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/toilet-2.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/toilet-2.jpg\",\"width\":494,\"height\":374},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waar-waa-kee-ka-ay-calooshu-socota-yaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Waar waa kee ka aan xajisan karaynin, yaa!\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"description\":\"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"width\":500,\"height\":500,\"caption\":\"SOMALILAND MAANTA\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\",\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"sameAs\":[\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\"],\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Waar waa kee ka aan xajisan karaynin, yaa! - SOMALILAND MAANTA","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Waar waa kee ka aan xajisan karaynin, yaa! - SOMALILAND MAANTA","og_description":"Bal ka war; ninkani qof ay calooli xanuunayso oo loo soo sheegay muu jirine, waxa uu doonayay in uu ka hor galo dadkii badnaa ee sugayay suuliga, markii aan weydiiyay: \" Waar maxaad dadka uga nixisayna? \" wuxuu iigu jawaabay: ...","og_url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waar-waa-kee-ka-ay-calooshu-socota-yaa\/","og_site_name":"SOMALILAND MAANTA","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed","article_published_time":"2022-10-15T16:13:21+00:00","article_modified_time":"2023-03-14T11:10:34+00:00","og_image":[{"width":494,"height":374,"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/toilet-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Qoraha Qormooyinka","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Qoraha Qormooyinka","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waar-waa-kee-ka-ay-calooshu-socota-yaa\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waar-waa-kee-ka-ay-calooshu-socota-yaa\/"},"author":{"name":"Qoraha Qormooyinka","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb"},"headline":"Waar waa kee ka aan xajisan karaynin, yaa!","datePublished":"2022-10-15T16:13:21+00:00","dateModified":"2023-03-14T11:10:34+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waar-waa-kee-ka-ay-calooshu-socota-yaa\/"},"wordCount":306,"publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waar-waa-kee-ka-ay-calooshu-socota-yaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/toilet-2.jpg","articleSection":["Qormo","Sheeko"],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waar-waa-kee-ka-ay-calooshu-socota-yaa\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waar-waa-kee-ka-ay-calooshu-socota-yaa\/","name":"Waar waa kee ka aan xajisan karaynin, yaa! - SOMALILAND MAANTA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waar-waa-kee-ka-ay-calooshu-socota-yaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waar-waa-kee-ka-ay-calooshu-socota-yaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/toilet-2.jpg","datePublished":"2022-10-15T16:13:21+00:00","dateModified":"2023-03-14T11:10:34+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waar-waa-kee-ka-ay-calooshu-socota-yaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waar-waa-kee-ka-ay-calooshu-socota-yaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waar-waa-kee-ka-ay-calooshu-socota-yaa\/#primaryimage","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/toilet-2.jpg","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/toilet-2.jpg","width":494,"height":374},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/waar-waa-kee-ka-ay-calooshu-socota-yaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Waar waa kee ka aan xajisan karaynin, yaa!"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","name":"SOMALILAND MAANTA","description":"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh","publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization","name":"SOMALILAND MAANTA","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","width":500,"height":500,"caption":"SOMALILAND MAANTA"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb","name":"Qoraha Qormooyinka","sameAs":["https:\/\/soomaal.net\/qormo"],"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"}]}},"views":35,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1161","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1161"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1161\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1218,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1161\/revisions\/1218"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1217"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1161"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1161"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1161"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}