{"id":1130,"date":"2022-08-05T14:10:57","date_gmt":"2022-08-05T14:10:57","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=1130"},"modified":"2023-03-15T17:44:17","modified_gmt":"2023-03-15T17:44:17","slug":"siyaasada-khaayinnimada-iyo-qaniinyada-ku-dhisan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/08\/05\/siyaasada-khaayinnimada-iyo-qaniinyada-ku-dhisan\/","title":{"rendered":"Siyaasada Khaayinnimada iyo Qaniinyada Ku Dhisan"},"content":{"rendered":"\n<p>Nin ayaa u tegay Juxa, isaga oo dhibaato haysata uga cabanaya, waxaanu ku yidhi:&#8221;Juxoow, waxa aan xaaskayga, carruurtayda lixda ah, hooyaday iyo sodohday la degganayay hal qol oo keliya, Maxaan sameeyaa?&#8221;<\/p>\n\n\n\n<p>Juxa ayaa ku yidhi, &#8220;tag oo soo iibi dameer, oo qolka ku soo xaree, oo laba ayaamood kadib igu soo noqo.&#8221;<\/p>\n\n\n\n<p>Ninkii ayaa laba cisho kadib soo noqday, waxaanu yidhi, &#8220;Juxoow arrinku wuu ka sii daray.&#8221;<\/p>\n\n\n\n<p>Juxa ayaa ku yidhi, &#8220;Orod tag oo soo iibi wan, oo qolka ku soo xaree, oo laba cisho kadib igu soo noqo.&#8221;<\/p>\n\n\n\n<p>Ninkii ayaa soo noqday isaga oo cadhaysan, waxaanu yidhi, &#8220;arrinkii faraha ayuu ka sii baxay.&#8221;<\/p>\n\n\n\n<p>Wuxu ku yidhi, &#8220;tag oo soo iibi digaagad, oo igu soo noqo laba cisho kadib.&#8221;<\/p>\n\n\n\n<p>Ninkii ayaa soo noqday isaga oo in uu qarxyo waxyar u jira.<\/p>\n\n\n\n<p>Juxa ayaa ku yidhi, &#8220;orod oo dameerka iibi, oo iiga soo warran xaalka.&#8221;<\/p>\n\n\n\n<p>Ninkii ayaa soo noqday, waxaanu ku yidhi, &#8220;xaalku hadda wuu soo yara hagaagayaa.&#8221;<\/p>\n\n\n\n<p>Kadib wuxuu ku yidhi, &#8220;orod oo wanka iibi, oo igu soo warceli.&#8221;<\/p>\n\n\n\n<p>Ninkii ayaa soo noqday, waxaanu Juxa ku yidhi, &#8220;xaalku wuu fiican yahay hadda.&#8221;<\/p>\n\n\n\n<p>Juxa ayaa ku yidhi, &#8220;orod oo digaagadda iibi, oo igu soo warceli.&#8221;<\/p>\n\n\n\n<p>Ninkii ayaa soo noqday, waxaanu ku yidhi, &#8220;xaalkaygu waa sidii ugu wanaagsanayd. Qalbiga ayaan kaaga mahadnaqayaa.&#8221;\u00a4 <\/p>\n\n\n\n<p>Sidaas ayaa loo maareeyaa dhibaatooyinka siyaasadeed ee adduunka. Waxa ay kuu abuurayaan mushkilado cusub, si aad Eebbe ugu mahadnaqdo nimcada dhibaatooyinkaaga. Kadib waxa aad hilmaamaysaa salkii dhibaatooyinkaaga, kuwii abuuray ayaanad wanaag iyo abaal u haynaysaa.\u2013<\/p>\n\n\n\n<p>Turjumid: Cali Ileeye<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sidaas ayaa loo maareeyaa dhibaatooyinka siyaasadeed ee adduunka. Waxa ay kuu abuurayaan mushkilado cusub, si aad Eebbe ugu mahadnaqdo nimcada dhibaatooyinkaaga. Kadib waxa aad hilmaamaysaa salkii dhibaatooyinkaaga, kuwii abuuray ayaanad wanaag iyo abaal u haynaysaa.\u2013<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1131,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,1],"tags":[],"class_list":["post-1130","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-maqaal","category-qormo"],"magazineBlocksPostFeaturedMedia":{"thumbnail":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/rudeness-policy-150x150.jpg","medium":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/rudeness-policy-300x202.jpg","medium_large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/rudeness-policy.jpg","large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/rudeness-policy.jpg","1536x1536":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/rudeness-policy.jpg","2048x2048":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/rudeness-policy.jpg"},"magazineBlocksPostAuthor":{"name":"Qoraha Qormooyinka","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g"},"magazineBlocksPostCommentsNumber":"0","magazineBlocksPostExcerpt":"Sidaas ayaa loo maareeyaa dhibaatooyinka siyaasadeed ee adduunka. Waxa ay kuu abuurayaan mushkilado cusub, si aad Eebbe ugu mahadnaqdo nimcada dhibaatooyinkaaga. Kadib waxa aad hilmaamaysaa salkii dhibaatooyinkaaga, kuwii abuuray ayaanad wanaag iyo abaal u haynaysaa.\u2013","magazineBlocksPostCategories":["Maqaal","Qormo"],"magazineBlocksPostViewCount":8,"magazineBlocksPostReadTime":2,"magazine_blocks_featured_image_url":{"full":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/rudeness-policy.jpg",612,412,false],"medium":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/rudeness-policy-300x202.jpg",300,202,true],"thumbnail":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/rudeness-policy-150x150.jpg",150,150,true]},"magazine_blocks_author":{"display_name":"Qoraha Qormooyinka","author_link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"},"magazine_blocks_comment":0,"magazine_blocks_author_image":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g","magazine_blocks_category":"<a href=\"#\" class=\"category-link category-link-59\">Maqaal<\/a> <a href=\"#\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a>","yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Siyaasada Khaayinnimada iyo Qaniinyada Ku Dhisan - SOMALILAND MAANTA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Siyaasada Khaayinnimada iyo Qaniinyada Ku Dhisan - SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sidaas ayaa loo maareeyaa dhibaatooyinka siyaasadeed ee adduunka. Waxa ay kuu abuurayaan mushkilado cusub, si aad Eebbe ugu mahadnaqdo nimcada dhibaatooyinkaaga. Kadib waxa aad hilmaamaysaa salkii dhibaatooyinkaaga, kuwii abuuray ayaanad wanaag iyo abaal u haynaysaa.\u2013\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/08\/05\/siyaasada-khaayinnimada-iyo-qaniinyada-ku-dhisan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-08-05T14:10:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-03-15T17:44:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/rudeness-policy.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"612\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"412\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/08\/05\/siyaasada-khaayinnimada-iyo-qaniinyada-ku-dhisan\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/08\/05\/siyaasada-khaayinnimada-iyo-qaniinyada-ku-dhisan\/\"},\"author\":{\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\"},\"headline\":\"Siyaasada Khaayinnimada iyo Qaniinyada Ku Dhisan\",\"datePublished\":\"2022-08-05T14:10:57+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-15T17:44:17+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/08\/05\/siyaasada-khaayinnimada-iyo-qaniinyada-ku-dhisan\/\"},\"wordCount\":255,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/08\/05\/siyaasada-khaayinnimada-iyo-qaniinyada-ku-dhisan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/rudeness-policy.jpg\",\"articleSection\":[\"Maqaal\",\"Qormo\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/08\/05\/siyaasada-khaayinnimada-iyo-qaniinyada-ku-dhisan\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/08\/05\/siyaasada-khaayinnimada-iyo-qaniinyada-ku-dhisan\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/08\/05\/siyaasada-khaayinnimada-iyo-qaniinyada-ku-dhisan\/\",\"name\":\"Siyaasada Khaayinnimada iyo Qaniinyada Ku Dhisan - SOMALILAND MAANTA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/08\/05\/siyaasada-khaayinnimada-iyo-qaniinyada-ku-dhisan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/08\/05\/siyaasada-khaayinnimada-iyo-qaniinyada-ku-dhisan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/rudeness-policy.jpg\",\"datePublished\":\"2022-08-05T14:10:57+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-15T17:44:17+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/08\/05\/siyaasada-khaayinnimada-iyo-qaniinyada-ku-dhisan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/08\/05\/siyaasada-khaayinnimada-iyo-qaniinyada-ku-dhisan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/08\/05\/siyaasada-khaayinnimada-iyo-qaniinyada-ku-dhisan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/rudeness-policy.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/rudeness-policy.jpg\",\"width\":612,\"height\":412,\"caption\":\"Yes and no concept.\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/08\/05\/siyaasada-khaayinnimada-iyo-qaniinyada-ku-dhisan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Siyaasada Khaayinnimada iyo Qaniinyada Ku Dhisan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"description\":\"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"width\":500,\"height\":500,\"caption\":\"SOMALILAND MAANTA\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\",\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"sameAs\":[\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\"],\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Siyaasada Khaayinnimada iyo Qaniinyada Ku Dhisan - SOMALILAND MAANTA","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Siyaasada Khaayinnimada iyo Qaniinyada Ku Dhisan - SOMALILAND MAANTA","og_description":"Sidaas ayaa loo maareeyaa dhibaatooyinka siyaasadeed ee adduunka. Waxa ay kuu abuurayaan mushkilado cusub, si aad Eebbe ugu mahadnaqdo nimcada dhibaatooyinkaaga. Kadib waxa aad hilmaamaysaa salkii dhibaatooyinkaaga, kuwii abuuray ayaanad wanaag iyo abaal u haynaysaa.\u2013","og_url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/08\/05\/siyaasada-khaayinnimada-iyo-qaniinyada-ku-dhisan\/","og_site_name":"SOMALILAND MAANTA","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed","article_published_time":"2022-08-05T14:10:57+00:00","article_modified_time":"2023-03-15T17:44:17+00:00","og_image":[{"width":612,"height":412,"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/rudeness-policy.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Qoraha Qormooyinka","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Qoraha Qormooyinka","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/08\/05\/siyaasada-khaayinnimada-iyo-qaniinyada-ku-dhisan\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/08\/05\/siyaasada-khaayinnimada-iyo-qaniinyada-ku-dhisan\/"},"author":{"name":"Qoraha Qormooyinka","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb"},"headline":"Siyaasada Khaayinnimada iyo Qaniinyada Ku Dhisan","datePublished":"2022-08-05T14:10:57+00:00","dateModified":"2023-03-15T17:44:17+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/08\/05\/siyaasada-khaayinnimada-iyo-qaniinyada-ku-dhisan\/"},"wordCount":255,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/08\/05\/siyaasada-khaayinnimada-iyo-qaniinyada-ku-dhisan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/rudeness-policy.jpg","articleSection":["Maqaal","Qormo"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/08\/05\/siyaasada-khaayinnimada-iyo-qaniinyada-ku-dhisan\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/08\/05\/siyaasada-khaayinnimada-iyo-qaniinyada-ku-dhisan\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/08\/05\/siyaasada-khaayinnimada-iyo-qaniinyada-ku-dhisan\/","name":"Siyaasada Khaayinnimada iyo Qaniinyada Ku Dhisan - SOMALILAND MAANTA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/08\/05\/siyaasada-khaayinnimada-iyo-qaniinyada-ku-dhisan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/08\/05\/siyaasada-khaayinnimada-iyo-qaniinyada-ku-dhisan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/rudeness-policy.jpg","datePublished":"2022-08-05T14:10:57+00:00","dateModified":"2023-03-15T17:44:17+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/08\/05\/siyaasada-khaayinnimada-iyo-qaniinyada-ku-dhisan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/08\/05\/siyaasada-khaayinnimada-iyo-qaniinyada-ku-dhisan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/08\/05\/siyaasada-khaayinnimada-iyo-qaniinyada-ku-dhisan\/#primaryimage","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/rudeness-policy.jpg","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/rudeness-policy.jpg","width":612,"height":412,"caption":"Yes and no concept."},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/08\/05\/siyaasada-khaayinnimada-iyo-qaniinyada-ku-dhisan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Siyaasada Khaayinnimada iyo Qaniinyada Ku Dhisan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","name":"SOMALILAND MAANTA","description":"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh","publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization","name":"SOMALILAND MAANTA","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","width":500,"height":500,"caption":"SOMALILAND MAANTA"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb","name":"Qoraha Qormooyinka","sameAs":["https:\/\/soomaal.net\/qormo"],"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"}]}},"views":40,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1130","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1130"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1130\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1132,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1130\/revisions\/1132"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1131"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1130"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1130"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1130"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}